Facebook, WhatsApp iyo Instagram oo aan shaqeyneyn meelo ka mid ah caalamka

Facebook, WhatsApp, Instagram ayaan shaqeyneynin meelo badan oo ka mid ah caalamka ka dib markii ay soo wajahday cilad. Seddaxdan Application oo shirkadda Facebook ay wada leedahay ayaa wadaaga kaabayaal isku mid ah iyadoo meelo ka mid ah caalamka ka shaqeyn waayey illaa 5:00 galabnimo ee maanta. Somalia ayaa ka mid ah meelaha sida weyn … Continue reading Facebook, WhatsApp iyo Instagram oo aan shaqeyneyn meelo ka mid ah caalamka